{"id":18204,"date":"2014-12-17T13:27:19","date_gmt":"2014-12-17T13:27:19","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=18204"},"modified":"2014-12-17T13:27:19","modified_gmt":"2014-12-17T13:27:19","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-xaley-kulan-albabada-u-xiran-la-yeeshey-cumar-cabdirashiid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/12\/17\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-xaley-kulan-albabada-u-xiran-la-yeeshey-cumar-cabdirashiid\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xaley Kulan Albabada U Xiran La Yeeshey Cumar Cabdirashiid"},"content":{"rendered":"

\"xasan\"<\/a>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke oo ah ruuxa loo badinayo inuu noqdo ra\u2019iisul wasaarihii bedeli lahaa C\/weli Sheekh Axmed.<\/p>\n

Kulanka oo ahaa mid ay albaabbadu u xirnaayeen ayay labada mas’uul ku kala warqaateen, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu si gaar ah ugala hadlay Sharma\u2019arke xukuumadda lasoo dhisayo, howlaha horyaalla iyo magacaabista golaha wasiirrada xukuumada cusub.<\/p>\n

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in kulanka xalay ay qayb ka ahaayeen saaxiibbada aadka ugu dhow madaxweynaha, kuwaasoo aan magac ahaan loo xusin; iyadoo la sheegayo in dhammaan waxyaabihii laga hadlay ay isku afgarteen madaxweynaha iyo Sharma\u2019arke.<\/p>\n

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa weli ku gudo jira soo xulista ra\u2019iisul wasaarihii saddexaad ee uu magacaabo tan iyo markii xilka loo doortay oo ahayd dhamaadkii 2012-kii, markaasoo xildhibaannada baarlamaanka ay cod aqlabiyad ah ku doorteen.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa xalay kulan saacado qaatay la yeeshay Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke oo ah ruuxa loo badinayo inuu noqdo ra\u2019iisul wasaarihii bedeli lahaa C\/weli Sheekh Axmed. Kulanka oo ahaa mid ay albaabbadu u xirnaayeen ayay labada mas’uul ku kala warqaateen, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu si gaar ah ugala hadlay Sharma\u2019arke xukuumadda […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4JC","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18204"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=18204"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/18204\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=18204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=18204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=18204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}