{"id":17743,"date":"2014-11-20T14:23:46","date_gmt":"2014-11-20T14:23:46","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=17743"},"modified":"2014-11-20T14:23:46","modified_gmt":"2014-11-20T14:23:46","slug":"daawo-gudoomiyaha-barlamanka-somaliland-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-xukumada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/11\/20\/daawo-gudoomiyaha-barlamanka-somaliland-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-xukumada-somaliland\/","title":{"rendered":"Daawo:- Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukumada Somaliland"},"content":{"rendered":"

\"ciro\"<\/a>Guddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, C\/raxmaan Cabdullaahi Maxamed(Cirro) ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland inay afgambi ku qabasadeen xarunta baarlamaanka.<\/p>\n

Cirro ayaa sheegay in ciidammo fara badan lagu soo kordhiyay kuwii horay u joogay baar-lamanka, lana xiray waddooyin soo gala golaha, isagoo xusay in taasi ay tahay qorshe la doonayo in hakad lagu geliyo kulammada wakiillada Somaliland.<\/p>\n