{"id":17673,"date":"2014-11-17T05:05:18","date_gmt":"2014-11-17T05:05:18","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=17673"},"modified":"2014-11-17T05:05:18","modified_gmt":"2014-11-17T05:05:18","slug":"war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/11\/17\/war-deg-deg-ah-warsaxaafadeed-lagu-joojinaayo-shirka-uu-shariifka-ka-maleegayo-baydhabo-oo-kasoo-baxay-xafiiska-gudomiyaha-barlamanka\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah:- Warsaxaafadeed Lagu Joojinaayo Shirka UU Shariifka ka Maleegayo Baydhabo Oo Kasoo Baxay xafiiska Gudomiyaha Barlamanka"},"content":{"rendered":"

\"breaking<\/a>Annagoo ka duuleyna qodobka 11aad ee heshiiskii laba dhinaclaha ahaa maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo qeexayey \u201cXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mas\u2019uul ka ah meel-marinta iyo taabbo-gelinta heshiiskan\u201dayaa Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya 9kii bishan November si mideysan u go\u2019aamiyeen hakinta iyo toosinta habraaca maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayadoo qaadashada go\u2019aankaasina uu ka dambeeyey tixgelinta cabashooyinka kasoo yeeraya Odayaasha dhaqanka,siyaasiyiinta,bulshada rayidka iyo ergooyinka weli dibadda ka jooga howlaha geedi socodka maamul dhisidda gobollada Koonfur Galbeed.<\/p>\n

Iyadoo sidoo kale la ogsoon yahay go\u2019aankii Ra\u2019isulwasaaraha Xukuumadda ee soo baxay 01-11-2014 oo cadeynayey in aanan la qaban karin doorasho inta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka hubineyso iney si buuxda uga wada qeyb qaataan qeybaha bulshada ka go\u2019aan gaarista masiirka iyo maamul u dhisidda gobollada Koonfur Galbeed.<\/p>\n

Hadaba ayadoo la xeerinayo qodobbadan kor ku xusan waxaa halkan looga digayaa guddiga iyo ergada shirka maamul dhisidda Koonfur Galbeed iney ku kicin wax carqalad ku keeni kara habsami u socodka maamul dhisidda gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidoo kale go\u2019aammo dhalin kara carqalad,xasilooni darro iyo dib u dhac baaxad weyn oo ku yimaada xaqiijinta himilada dhismaha maamul loo wada dhan yahay.<\/p>\n

Ugu dambeyn waxaan halkaan ku cadeynayaa natiijo kasta oo khilaafsan go\u2019aannada Dowladda ee kor ku xusan ineysan Dowladda Federaalka Soomaaliya aqoonsan doonin ayadoo taasina ay xad gudub ku noqoneyso Dastuurka Dalka qodobkiisa 48aad,farqada 2aad ee siineysa Xukuumadda Federaalka awoodda hagidda iyo maamul dhisidda gobollada dalka,mas\u2019uuliyadda wixii cawaaqib xumo ah ee ka yimaadana ay qaadi doonaan cidii ku xad gudubta go\u2019aammada Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Annagoo ka duuleyna qodobka 11aad ee heshiiskii laba dhinaclaha ahaa maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo qeexayey \u201cXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mas\u2019uul ka ah meel-marinta iyo taabbo-gelinta heshiiskan\u201dayaa Madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya 9kii bishan November si mideysan u go\u2019aamiyeen hakinta iyo toosinta habraaca maamul dhisidda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayadoo qaadashada go\u2019aankaasina uu ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4B3","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17673"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17673"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17673\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}