{"id":17333,"date":"2014-10-28T19:38:43","date_gmt":"2014-10-28T19:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=17333"},"modified":"2014-10-28T19:38:43","modified_gmt":"2014-10-28T19:38:43","slug":"faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/10\/28\/faah-faahin-ku-saabsan-shaqaaqadii-maanta-ka-dhacday-baydhabo-iyo-wararkii-ugu-danbeeyay\/","title":{"rendered":"Faah faahin ku saabsan Shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo iyo Wararkii ugu danbeeyay"},"content":{"rendered":"

\"bawer\"<\/a>Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaalada Baydhabo caawa ay aad u kacsan tahay isla markaana haatan ay ka socdaan shirar kala gaar ah oo dhinacyadu ay uga arinsanayaa Foolxumadii maanta uu Jahwareer Jawaari uu ka sameeyay Magaalada iyadoo kooxdii sababtay shaqaaqadii maanta magaalada ka dhacdayna ay gebi ahaanba isaga huleeleen magaalada halka Jawaari iyo kooxdiisuna ay weli ku xabisan yihiin gudaha Xarunta seerjitada ee Garoonka Baydhaba.<\/p>\n

Shirarkan ka socda gudaha magaalada ayaa waxaa inta badan haatan uu dhexmarayaa Beelo dadkooda lagu dhibaateeyay maanta iyo kuwa dhibaatada ku gaystay magac Dowladeed.<\/p>\n

Dhanka kale warar ay Daafeet.com ka heshay ilo laysku halayn karo ayaa waxay ku waramayaan inuu Jawaari khadka Telefoonka uu kula soo xiriiray Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed isagoo ka tacasiyadaynaayo wixii maanta uu ka riday Baydhabo isla markaana codsaday inuu la kulmo Madaxweynaha ha yeeshee sida aan warka ku helayno Madaxweyne Nuunoow ayaa Jawaari ku wargeliyay in uu dhamaaday xiligii wadahadalka isla markaana wax kasta ee dhaca uu leeyahay Jawaari Masuuliyadeeda.<\/p>\n

Magaalada Baydhabo Caasimada KoonfurGalbeed iyo Shacabka ku nool ayaa waxay maanta Banaanbaxyo nabadeed kaga hortageen wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Muqdisho Xasan Shiikh oo koox wax magarato ah oo uu horkacayay Jahwareer Jawaari ay usoo hogaamiyeen inay Baydhabo ka furaan shir ay ku kala goynayaan gobolada KoonfurGalbeed.<\/p>\n

Kooxdan oo aan garan u jeedka kooxaha dhulboobka ayaa waxaa la qurxoonaatay inay shacabkooda u gumaadaan si ay u meel mariyaan fikirka dulmiga iyo Isir nacaybka ku dhisan ee dhulboobku u hayaan Shacabka KoonfurGalbeed gaar ahaan Qawmiyada Digil iyo Mirifle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaalada Baydhabo caawa ay aad u kacsan tahay isla markaana haatan ay ka socdaan shirar kala gaar ah oo dhinacyadu ay uga arinsanayaa Foolxumadii maanta uu Jahwareer Jawaari uu ka sameeyay Magaalada iyadoo kooxdii sababtay shaqaaqadii maanta magaalada ka dhacdayna ay gebi ahaanba […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4vz","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17333"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17333\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}