{"id":17013,"date":"2014-10-07T13:37:16","date_gmt":"2014-10-07T13:37:16","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=17013"},"modified":"2014-10-07T13:37:16","modified_gmt":"2014-10-07T13:37:16","slug":"xarunta-adc-da-oo-maanta-lagu-doortey-gudoomiyaha-gobolka-bay-iyo-midka-degmada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/10\/07\/xarunta-adc-da-oo-maanta-lagu-doortey-gudoomiyaha-gobolka-bay-iyo-midka-degmada\/","title":{"rendered":"Xarunta ADC-da oo Maanta Lagu Doortey Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Midka Degmada"},"content":{"rendered":"

\"sanduqa<\/a>Munaasabad lagu dooranaayey Gudoomiyaasha Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba oo ay kasoo qaybgaleen Mas\u2019uuliyiin ka socoday Golayaasha Maamulka KG\u00a0 ee Lixda Gobol, Golayaasha Deegaanka iyo Dadweyne kale\u00a0 ayaa waxaa ay kadhacday maanta\u00a0 Xaruunta ADC ee Magaalada Baydhaba.<\/p>\n

Waxaana\u00a0 Golaha Deegaanka\u00a0 Gobolka Baay halkaasi ku Doorteen\u00a0 in uu noqdo Gudoomiyaha\u00a0 Gobolka Baay Maxamed\u00a0 Cali Aadan Qalinle halka Ku Xigeena ay u Doorteen\u00a0 Maxamuud Salad Dadaw, waxaa kaloo isla goobtaasi lagu doortey in uu noqdo gudoomiyaha Degmada\u00a0 Baydhaba Maxamed Cali Axmed, halka kuxigeena ay u Doorteen Mr. Liibaan Sheekh Shuceyb\u00a0 .<\/p>\n

Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Malaaq Xasan Shure, Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Baay, Maxamed\u00a0 Cali Aadan Qalinle ayaa isna dadka u Hanbalyeeyey.<\/p>\n

Doorashadan maanta ka dhacday Magaalada Baydhaba ayaa waxay kusoo beegmeysaa xili ay kooxo sheegayey in ay maamul sameynayaan deegaanadaas\u00a0 ku sugan yihiin magalada baydhaba.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Munaasabad lagu dooranaayey Gudoomiyaasha Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhaba oo ay kasoo qaybgaleen Mas\u2019uuliyiin ka socoday Golayaasha Maamulka KG\u00a0 ee Lixda Gobol, Golayaasha Deegaanka iyo Dadweyne kale\u00a0 ayaa waxaa ay kadhacday maanta\u00a0 Xaruunta ADC ee Magaalada Baydhaba. Waxaana\u00a0 Golaha Deegaanka\u00a0 Gobolka Baay halkaasi ku Doorteen\u00a0 in uu noqdo Gudoomiyaha\u00a0 Gobolka Baay Maxamed\u00a0 Cali Aadan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4qp","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17013"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=17013"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/17013\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=17013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=17013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=17013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}