{"id":16886,"date":"2014-09-30T12:41:48","date_gmt":"2014-09-30T12:41:48","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16886"},"modified":"2014-09-30T12:41:48","modified_gmt":"2014-09-30T12:41:48","slug":"wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/09\/30\/wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya ."},"content":{"rendered":"

\"20140929_092327\"<\/a>Mogadishu, September 30 , 2014- Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya ambassador Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga\u00a0 labada dal u dhaxeeya .<\/p>\n

Wasiir Mahad Salad ayaa ugu hambalyeeyay danjire Olgan xilka cusub ee loo soo magacaabay , isagoo u rajeeyay xil gudasho ammaan mudan , waxa uu sidoo kale bogaadiyay mashaariicda horumarinta ah ee dowladda Turkey ay ka fulineyso Soomaaliya.<\/p>\n

Danjire Olgan Bekar ayaa dhankiisa balan-qaaday inuu sare u qaadi doono heerka iskaashiga dhinacyada badan leh ee dowladiisa kala dhaxeeya Soomaaliya , isagoo tilmaamay horumarka nabad-gelyo iyo hanaanka dowlad wanaaga\u00a0 ay ku talaabsatay xilligan Soomaaliya.<\/p>\n

Kulankani oo lagu falan-qeeyay arrimo badan oo la xiriira danaha wadaagga ah ayaa ku idlaaday jawi guul ah .<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Mogadishu, September 30 , 2014- Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya ambassador Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga\u00a0 labada dal u dhaxeeya . Wasiir Mahad Salad ayaa ugu hambalyeeyay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4om","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16886"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16886"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16886\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}