{"id":16877,"date":"2014-09-30T11:37:00","date_gmt":"2014-09-30T11:37:00","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16877"},"modified":"2014-09-30T11:37:00","modified_gmt":"2014-09-30T11:37:00","slug":"maamulka-alshabab-ee-degmada-baraawe-oo-afar-ruux-ku-toogtey-meel-fagaaro-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/09\/30\/maamulka-alshabab-ee-degmada-baraawe-oo-afar-ruux-ku-toogtey-meel-fagaaro-ah\/","title":{"rendered":"Maamulka Alshabab ee Degmada Baraawe oo Afar Ruux Ku Toogtey Meel Fagaaro Ah."},"content":{"rendered":"

\"alshabab\"<\/a>Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Fagaare ku yaala Baraawe ay ku Toogteen Afar Ruux oo Rag ahaa islamarkana ay sheegeen in ay ahaayeen Basaasiin Xogta ka gudbinayay Al-shabaab.<\/p>\n

Afarta Ruux ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa 1-Mahad Xasan Ciise oo da\u2019diisu aheyd 26 Sano jir ,2-Xasan Xaaji Aawow oo da\u2019diisu aheyd 27 sana jir,3-Iidle Max\u2019med Xasan oo 18 sana jir ahaa iyo Axmed Max\u2019med Aadam.<\/p>\n

Gugoomiyaha Al-shabaab ugu magacaaban Gobolka Shabellaha Hoose Max\u2019med Abuu Cabdalla ayaa sheegay in Dadkaan ay gudbin jireen Wararka Al-shabaab oo Dowladda iyo Reer Galbeedka ay siinayeen islamarkaana ugu danbeyn Galabta la Toogtay.<\/p>\n

Ma aha markii ugu horeysey ee ay Alshabab dad ay kaga shakiyeen basaasnimo ku toogtaan degmada baraawe.<\/p>\n

 
\nDaafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Fagaare ku yaala Baraawe ay ku Toogteen Afar Ruux oo Rag ahaa islamarkana ay sheegeen in ay ahaayeen Basaasiin Xogta ka gudbinayay Al-shabaab. Afarta Ruux ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa 1-Mahad Xasan Ciise oo da\u2019diisu aheyd 26 Sano jir ,2-Xasan Xaaji Aawow […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4od","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16877"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16877"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16877\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16877"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16877"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16877"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}