{"id":16708,"date":"2014-09-19T15:57:47","date_gmt":"2014-09-19T15:57:47","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16708"},"modified":"2014-09-19T15:57:47","modified_gmt":"2014-09-19T15:57:47","slug":"daawo-socdaalkii-uu-suldaan-warsame-ku-tegey-degmada-qoryooleey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/09\/19\/daawo-socdaalkii-uu-suldaan-warsame-ku-tegey-degmada-qoryooleey\/","title":{"rendered":"Daawo:- Socdaalkii Uu suldaan Warsame Ku tegey Degmada Qoryooleey"},"content":{"rendered":"

\"warsame\"<\/a>Halkan hose ka daawo safarkii uu dhawaan Suldaan warsame ku tegey degmada qoryooleey halkaas oo uu kula soo kulmey shacabka degmada qoryooleey waana suldaankii ugu horeeyey ee kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose oo socdaal ku tago degmooyinka ey kasoo jeedaan intooda badan waxa guryo u ah magalada muqdhsi oo ey saldhi ka sameysteen.<\/p>\n