{"id":16386,"date":"2014-09-01T14:01:46","date_gmt":"2014-09-01T14:01:46","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16386"},"modified":"2014-09-01T14:01:46","modified_gmt":"2014-09-01T14:01:46","slug":"daawo-sawirada-doorashada-gudomiyaha-barlamanka-ee-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/09\/01\/daawo-sawirada-doorashada-gudomiyaha-barlamanka-ee-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada Doorashada Gudomiyaha Barlamanka Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"

\"bay\"<\/a>Waxaa maanta xarunta ADC ee Baydhabo oo xarun u ah maamulka lixda gobol ee Koonfur-galbeed lagu doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas.<\/p>\n

Xilkan ayaa waxaa u tartamay laba murashax oo kala ah: Cumar Aadan Xasan (Cumar dheere) iyo Xaaji Cali Xasan Isaaq, iyadoo doorashada uu ku guuleystay Cumar Dheere oo noqday guddoomiyaha baarlamaanka maamulka lixda gobol.<\/p>\n

Doorashada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubnaha baarlamaanka maammulkan, golaha guurtida iyo wasiirrada maamulkas, iyadoo goobta ay ku sugnaayeen qaybaha bulshada iyo waxgaradku kasoo qaybgaleen.<\/p>\n

Mudanayaasha baarlamaanka ee codeeyay ayaa waxay tiradoodu ahayd 89-xubnood iyadoo Cumar dheere uu helay codadka 54-xubnood oo ka mid ahaa xildhibaannadii goobta ku sugnaa, halka Xaaji Cali Xassan uu heley 27 cod oo keliya, xubno kalena way ka aamuseen codeynta.<\/p>\n

\"bay1\"<\/a><\/p>\n

\"bay2\"<\/a><\/p>\n

\"bay3\"<\/a><\/p>\n

\"bay\"<\/a><\/p>\n

Daafeet.Com
\nDaafeet.Com<\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Waxaa maanta xarunta ADC ee Baydhabo oo xarun u ah maamulka lixda gobol ee Koonfur-galbeed lagu doortay guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas. Xilkan ayaa waxaa u tartamay laba murashax oo kala ah: Cumar Aadan Xasan (Cumar dheere) iyo Xaaji Cali Xasan Isaaq, iyadoo doorashada uu ku guuleystay Cumar Dheere oo noqday guddoomiyaha baarlamaanka maamulka lixda gobol. Doorashada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4gi","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16386"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16386"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16386\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}