{"id":16331,"date":"2014-08-31T14:31:28","date_gmt":"2014-08-31T14:31:28","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16331"},"modified":"2014-08-31T14:31:28","modified_gmt":"2014-08-31T14:31:28","slug":"ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dowlada-oo-maanta-la-wareegey-degmada-kuntunwaareey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/31\/ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dowlada-oo-maanta-la-wareegey-degmada-kuntunwaareey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowlada oo Maanta la Wareegey Degmada Kuntunwaareey"},"content":{"rendered":"

\"dagal\"<\/a>Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gellinkii dambe ee maanta kala wareegay Al-shabaab degmada Kurtun-waarey ee gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n

Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa laga soo xigtay in ciidammo badan oo AMISOM iyo kuwa dowladda ah ay gudaha u galeen Kurtun-waarey, iyadoo degmadan ay ka mid noqonayso deegaannadii Al-shabaab ay tan iyo shalay kala wareegeen Al-shabaab.<\/p>\n

Ma jiro illaa hadda hadal kasoo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ku saabsan la wareegista maamulka gobolka weli kama aysan hadlin ay la wareegeen maanta degmadaas.<\/p>\n

Degmada Kurtun-waarey waxay ka mid ahayd degmooyinka ay awoodda badan ku lahayd Al-shabaab, iyadoo shalay oo Sabti ahaydna ay ciidamadu kala wareegeen deegaanka Buulo-mareer oo ka mid ahayd xarumaha ugu waaweyn ee ay gobolkaas ku lahayd Al-shabaab..<\/p>\n

Xarakada Al-shabaab ayaa iyadana weli ka hadlin degmada Kurtun-waarey ee lagala wareegay, iyadoo afhayeen u hadlay kooxda uu horay u sheegay inay go\u2019doon geliyeen deegaanka Buulo-mareer oo ay ciidamada huwanta ah kala wareegeen shalay.<\/p>\n

 
\nDaafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gellinkii dambe ee maanta kala wareegay Al-shabaab degmada Kurtun-waarey ee gobolka Shabeellada Hoose. Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa laga soo xigtay in ciidammo badan oo AMISOM iyo kuwa dowladda ah ay gudaha u galeen Kurtun-waarey, iyadoo degmadan ay ka mid noqonayso deegaannadii Al-shabaab ay tan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4fp","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16331"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16331"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16331\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}