{"id":16250,"date":"2014-08-25T22:17:01","date_gmt":"2014-08-25T22:17:01","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16250"},"modified":"2014-08-25T22:17:01","modified_gmt":"2014-08-25T22:17:01","slug":"alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/25\/alif-wax-ma-leh-iyo-wuu-leeyahay-digilmirifle-jawaari-ayay-ka-maqleen-waa-maqaal-qiiro-leh\/","title":{"rendered":"Alif Wax Ma Leh Iyo Wuu Leeyahay DigilMirifle Jawaari Ayay Ka Maqleen (Waa Maqaal Qiiro Leh)"},"content":{"rendered":"

\"jawari\"<\/a>Umad taariikh soo jireen ah leh degaan aanan inaba muran geli Karinna ay wada degaan, lehna dhaqan iyo is ixtiraam Soomaali kale kula tartami karto aanay jirin waxyaabaha dib u dhaca u keeni kara ama yoolka ay higsanayaan ishortaagi kara ayaan Maqaalkani qayb ka mid ah idinku soo bandhigayna taasi oo ah:<\/p>\n

Waxaad xasuusataan muddo ku siman labo sanno ka hor ayay Beelaha DM iyo inta ay oodwadagta yihiin waxaa ay dhigteen gogol Maamul usameynta K\/Galbeed ee Somaliya Madashaasi shirka lagu furayay waxaa goob jooge ka ahaa\u00a0Jawaarey oo xilkiisa u weheliyey kusime Madaxweyne,<\/span>\u00a0wuxuuna goobtaasi ka jeediyey qudbad qiiro weyn ay gelisey inta wada degta lixda Gobol ee Darood iyo Hawiye ajanabi dabada ka riixaya looga maaro la\u2019yahay.<\/p>\n

Hadaba\u00a0laba carable Jawaarey<\/span>\u00a0waxaa uu tolkiisa oo ay ixtiraam weyn u hayeen u sheegey hadal wanaagi kadib cidii lixdan gobol kala qaybisa wuxuu yiri\u00a0ILAAHOW URUG KU RID!,<\/span>\u00a0dadweynihiina waxaa uu amrey iney\u00a0AMIIN<\/span>\u00a0yiraahdaan.<\/p>\n

Hadaba mas\u2019uul waxaa u liita midka dadkiisa dhabarjabkooda ka shaqeeya taasina waxaa daliil u ah in\u00a0Axmed Qalbi Madoowe<\/span>\u00a0Madaxweynaha Boobland kulankiisa muqdisho uu ka qayb galay Sedaxdii Bakiina Muqdisho kula kulmey ,waxaa intaasi kaba sii daran in Madaxweyne Madoobe Nuunow Soo carar Muqdisho imow lixda ayaanu aqoonsaneynaa inuu ku yiri maalinba maalinta xigta rajo been abuur ah u dhigayay ilaa uu ka helo\u00a0Divide &Rule<\/span>\u00a0oo ah qayb ka mid ah Madoowe in heshiis la galo.<\/p>\n

Sidoo kale waxaan shekeysi arimahan isku cakiran kala yeeshey Gudomiyaha Golaha Guurtida K\/Galbeed Soomaaliya Mudane Malaaq Xasan Shure waxaan weydiiyey dhibatooyinka DM ee isdaba jooga ah lagu hayo halkuu kaga jiraaGudomiye jawarey.?<\/span><\/p>\n

Mudane Xasan Shure waxaa uu yiri da\u2019deydu waa ku dhowaad\u00a090 (Sagaashan)<\/span>weligey intaan qof bani aadam ah la balamay ma aanan uga bixin, talana waxaan marwalba ku shaqeyn jirey mid dadkeygu ila ogyihiin, waxaan moodayay Siyaasiga ugu weyn ee DM inuu yahay Jawaarey Cimrigiisana sidaa uma kala weynin saan aniga qabo haddii Aabe reer kii dhaan been ah u sheego dhibatadeeda ayay leedahay.<\/p>\n

Waxaan ilaahay magaciisa ku marey inaan Taako dhul DM ay leeyihiin inaan tanasul ka sameeyo laakiin waxaan kuu sheegayaa in\u00a0Jawaari uu Albaabka Lixda Gobol<\/span>\u00a0uu furey hadana madama siyaasiga noogu weyn uu yahay hadana saldanada DM ee dowlada awood qaybsiga ku dhisan inoo fadhiyo waxaan ka rabaa inuu Baydhabo imaado oo uu u sheego umaduu ku dhowaad Labo Sanno Lix ama geeri uu u sheegi jirey in garoonka kubada cagta Baydhabo hadana ugu sheego inaan DM Lix Gobol lahayn\u00a0Sedax Gobol oo Habargidir ku jirto<\/span>\u00a0ay waxku lee yihiin, markuu arinkaasi umada u sheego ana markaasi ayaan hadli doona hadduu eebe iigu simo.<\/p>\n

Sidoo kale wuxuu sheegey Gudoomiye Xasan Shure in har iyo habeen waxaanu qabanayno aanu isaga kala tashaneyney xataa dadkoo idil waxay isku racaan waxaan meel marsiin jirey fikirkiisa oo aan u maleynayay inuu yahay\u00a0BADBAADIYAHA DALKA IYO DADKA DM.<\/span><\/p>\n

Hadaba\u00a0laba Carable Jawaarey\u00a0<\/span>waxaa uu wajiga soo siin la yahay Odayaashii Dhaqanka iyo dadyowga Reer Baydhabo waxaana uu ku tala jiraa in Maxishoode\u00a0Cabdiweli Xiirane<\/span>\u00a0oo markale lagu wado inuu Baydhabbo Airporkeeda uu ka furo madasha agasiman ee wadata qofkii madaxweyne noqonlahaa oo Muqdisho horey ugu soo qaybsadeen.<\/p>\n

Dhowr maalin kadib isna airport inuu ka hadlo uusan aragba umaduu qiyaaney.<\/p>\n

Isku soo wada duub waxaan shaki ku jirin\u00a0Cadaawada Jawaarey<\/span>\u00a0uu u hayo DM waxay u muuqataa qofkii waxka fasiri lahaa inuu mar hore geriyoodey.<\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Umad taariikh soo jireen ah leh degaan aanan inaba muran geli Karinna ay wada degaan, lehna dhaqan iyo is ixtiraam Soomaali kale kula tartami karto aanay jirin waxyaabaha dib u dhaca u keeni kara ama yoolka ay higsanayaan ishortaagi kara ayaan Maqaalkani qayb ka mid ah idinku soo bandhigayna taasi oo ah: Waxaad xasuusataan muddo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4e6","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16250"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16250"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16250\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16250"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16250"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16250"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}