{"id":16221,"date":"2014-08-24T22:52:02","date_gmt":"2014-08-24T22:52:02","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16221"},"modified":"2014-08-24T22:52:02","modified_gmt":"2014-08-24T22:52:02","slug":"dhegayso-wararka-wadajirradio-atlantaxarakada-shabaab-oo-habargidirta-joogta-gobolka-shabeelaha-hoose-ku-soo-rogtay-inay-bixiyaan-20-000-oo-jizya-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/24\/dhegayso-wararka-wadajirradio-atlantaxarakada-shabaab-oo-habargidirta-joogta-gobolka-shabeelaha-hoose-ku-soo-rogtay-inay-bixiyaan-20-000-oo-jizya-ah\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta”Xarakada Shabaab oo Habargidirta joogta gobolka Shabeelaha hoose ku soo rogtay inay bixiyaan $20.000 oo Jizya ah bilwalba”"},"content":{"rendered":"
<\/a><\/p>\n <\/p>\n <\/p>\n <\/p>\n <\/p>\n <\/p>\n —Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta waraaqihiisa aqoonsiga ka gudoomay danjiraha cusub ee dowlada India u qaabilsan Soomaaliya.<\/strong> –Xarakada Shabaab oo Habargidirta joogta gobolka Shabeelaha hoose ku soo rogtay inay bixiyaan $20.000 oo Jizya ah\u00a0<\/strong><\/p>\n –Safar la filayay inuu maanta Ra’isulwasaare Cabdiweli uu ku tago Baydhabo oo baaqday<\/strong> Halkan ka dhegayso warka oo dhanUnknown Album<\/a><\/p>\n
\n–Ganacsatada suuqa Bakaaraha oo maanta shaqo joojin ku dhaqaaqay ayaga oo ka cabanaya ciidanka dowlada. <\/strong>
\n—Dab khasaaro geestay oo ka kacay garaash Baabuurta la dhigto oo ku yaala nawaaxiga suuqa bakaaraha ka dib qarax halkaasi ka dhacay.<\/strong>
\n—Siyaasiyiinta iyo Odoyaasha ka soojeeda gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ka arinsanaya hal maamul oo ay ku mideesanyihiin.<\/strong>
\n—Gudoomiyihii degmada Qoryooleey iyo Wariye lagu xiray Afgooye<\/strong>
\n–Gaari caasi ahaa oo galabta lagu gubay wada xiriirisa Muqdisho iyo Marka<\/strong><\/p>\n
\n—Xaaladaha abaarta ee gobolka gedo oo meel halis ah maraysa.<\/strong>
\n—Raxan Daanyeero ah oo Dameer iyo dad ku Cunay Gobolka Gedo<\/strong>
\n–Dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday Degmada Mandheera iyo deegaanno hoostaga.<\/strong><\/p>\n