{"id":16201,"date":"2014-08-22T19:33:10","date_gmt":"2014-08-22T19:33:10","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16201"},"modified":"2014-08-22T19:33:10","modified_gmt":"2014-08-22T19:33:10","slug":"daawo-munaasabad-lagu-soo-dhaweynayey-madaxweyne-ku-xigeenka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-maxamuud-sayid-adan-oo-lagu-qabtey-xarunta-adc-da","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/22\/daawo-munaasabad-lagu-soo-dhaweynayey-madaxweyne-ku-xigeenka-dowlad-goboleedka-koonfur-galbeed-maxamuud-sayid-adan-oo-lagu-qabtey-xarunta-adc-da\/","title":{"rendered":"Daawo:- Munaasabad lagu Soo Dhaweynayey Madaxweyne kU Xigeenka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Adan oo Lagu Qabtey Xarunta ADC-da"},"content":{"rendered":"

\"maxamud<\/a>Munaasabad lagu soo dhaweynayey\u00a0Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed Maxamuud Sayid \u00a0oo beryahan howlo ugu maqnaa magalada muqdisho ayaa maanta lagu qabtey xarunta ADC=da ee magalada baydhabo.<\/p>\n

Munaasabadan ayaa waxaa kasoo qeyb galey \u00a0golaha guurtida dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya , Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya, xildhibaanada, iyo shacabka ku dhaqan magalada baydhabo.<\/p>\n

Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa uu qudbad ka jeediyey holka shirarka ee ADC halkaas oo uu ku sheegey waxa uu kala soo kulmey magalada muqdisho.<\/p>\n