{"id":16172,"date":"2014-08-20T04:43:27","date_gmt":"2014-08-20T04:43:27","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16172"},"modified":"2014-08-20T04:43:27","modified_gmt":"2014-08-20T04:43:27","slug":"daawo-digniin-ay-maamulka-koonfur-galbeed-u-direen-labada-calooshood-u-shaqeystayaal-iyo-xukumada-federalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/20\/daawo-digniin-ay-maamulka-koonfur-galbeed-u-direen-labada-calooshood-u-shaqeystayaal-iyo-xukumada-federalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Daawo:- Digniin Ay Maamulka Koonfur Galbeed u Direen Labada Calooshood U Shaqeystayaal iyo Xukumada Federalka Somaliya"},"content":{"rendered":"

\"khalid<\/a>Maamulka koonfur galbeed ayaa shaley waxaa ey kulan ku yeesheen xarunta madaxtooyada koonfur galbeed kulankaas oo ey kaga hadlayaan qaswadayaal ka socda xukuumada federalka oo beryahan ku sugan magalada baydhaba.<\/p>\n

Gabagabadii kulanka ayaa waxaa digniin loo jeediyey labada ku sifoobey burburinta iyo kala dhantaalida shacabka koonfur galbeed somaliya \u00a0Ibrahin Isaaq iyo Khalid oo beryahan dambe ku sugnaa magalada baydhaba si ey u hormariyaan qandaraaskii ay kusoo qaateen in ay hirgeliyaan maamulka gacan ku rimiska ee 3 gobol.<\/p>\n