{"id":16091,"date":"2014-08-15T12:38:10","date_gmt":"2014-08-15T12:38:10","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=16091"},"modified":"2014-08-15T12:38:10","modified_gmt":"2014-08-15T12:38:10","slug":"amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/08\/15\/amisom-oo-soo-bandhigtay-maleeshiyaad-ay-qabatay-iyo-hogaamiye-kooxeedyo-xabsiga-la-dhigay\/","title":{"rendered":"Daawo…AMISOM oo soo bandhigtay Maleeshiyaad ay qabatay iyo Hogaamiye kooxeedyo Xabsiga la dhigay"},"content":{"rendered":"

\"xabsi\"<\/a>Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa goordhaweyd oo maanta ah kusoo bandhigeen Xaruntooda Xalane Hub iyo 18 Maleeshiyo beeleed ka amar qaadanayay mid ka mid ah Hogaamiye kooxeedyada Muqdisho oo lagu magacaabo Axmed Daaci oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n

Dick Prit Olum oo ah Taliyaha Qeybta koowaad ee Ciidamada AMISOM oo Warbaahinta kula hadlay Xalane ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada ay saakay howlgal ku qaadeen goobo bartilmamaeed u ahaa oo kuyaala Degmada Wadajir balse ay dagaal kala horyimaadeen sida uu sheegay Maleeshiyaad hubeesan.<\/p>\n

Dick Prit Olum ayaa intaa raaciyay in Ciidamadooda iyo kuwa Dowlada ay dagaal la galeen Ciidamo hubeysnaa oo kusugnaa Degmada Wadajir uuna howlgalka intii uu socday kaga dhaawacmay hal Askari waxa uuna shaacay ka qaaday in howlgalkooda uu guul kusoo dhamaaday.<\/p>\n

Halka uu Dick Prit Olum uu daaha ka rogay in ay Al-Shabaab u aqoonsan doonaan cidii dagaal kala hor timaada Ciidankooda iyo kuwa Dowlada ayna ula dagaalami doonaan sida ay ula dagaalaan Dagaalyahanada Al-Shabaab.<\/p>\n

Dhanka kale Warar lagu kal soonaan karo ayaa sheegaya in la qabtay Axmed Xasan Cadoow “Axmed Daaci” iyo Cabdulaahi Sheekh Xasan ka dib kolkii loogu awood sheegtay dagaalkii saaka ka dhacay degmada Wadajir isla markaana haatan ay ku xiran yihiin Godka Jilicoow.<\/p>\n

Sidoo kale ayaa Ciidamada Dowlada waxay Xabsiga dhigeen Yuusuf Kabaale oo ahaa Lataliyaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab\u201dwaxaana Wararku ay sheegayaan in Xarigiisa lala Xariirinayo Weerarkii Saaka ka dhacay Degmada Wadajir in uu lug ku lahaa.<\/p>\n

\"niii\"<\/a><\/p>\n

\"niniiii\"<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n

\"ninii\"<\/a><\/p>\n

\"nini\"<\/a><\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa goordhaweyd oo maanta ah kusoo bandhigeen Xaruntooda Xalane Hub iyo 18 Maleeshiyo beeleed ka amar qaadanayay mid ka mid ah Hogaamiye kooxeedyada Muqdisho oo lagu magacaabo Axmed Daaci oo looga adkaaday dagaal maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dick Prit Olum oo ah Taliyaha Qeybta […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-4bx","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16091"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=16091"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/16091\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=16091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=16091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=16091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}