{"id":15608,"date":"2014-07-26T16:19:00","date_gmt":"2014-07-26T16:19:00","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15608"},"modified":"2014-07-26T16:19:00","modified_gmt":"2014-07-26T16:19:00","slug":"digreeto-kasoo-baxdey-xafiiska-madaxweynaha-oo-lagu-magacaabey-xeer-ilaaliye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/07\/26\/digreeto-kasoo-baxdey-xafiiska-madaxweynaha-oo-lagu-magacaabey-xeer-ilaaliye-cusub\/","title":{"rendered":"Digreeto Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha oo Lagu Magacaabey Xeer Ilaaliye Cusub"},"content":{"rendered":"

\"xasan\"<\/a>Digreeto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in Mudane Axmed Cali Daahir inuu noqda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n

Digreetadaas oo sidan u qorneyd :<\/p>\n

Xeer Madaxweyne Magcaabis Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.<\/p>\n

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya markii uu arkay qodobka 87-aad XC, qodobka 9-aad ee XK iyo 99-aad XG ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n

Markuu arkay soo jeedinta Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya RF XRW\/DK\/000170 Tr 24-07-2014, markuu tixgeliyey go\u2019aankii golaha Wasiirrada FHGW.000.39.07. 14 24-07-2014, Kuna saabsan ansixinta magcaabista xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo xilka qaadista xeer ilaaliyihii hore ee uu golahu cod buuxa ku ansixiyey, Madaxweynuhu wuxuu soo saaray xeerkan.<\/p>\n

1- Waxaa laga bilaabbo maanta oo ay Tr tahay 26-07-214, xilka laga qaaday xeer illaaliyihii guud ee hore, Cabdiqaadir Maxamed Muuse, waxa uuna Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Ansixiyey magcaabista in uu Mudane Axmed Cali Daahir noqdo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.<\/p>\n

2- Waxa xeerka si deg deg ah markuu Madaxweynaha Saxiixo, waxaa lagu soo daabici doona faafinta rasmiga dowladda Soomaaliya.<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Digreeto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in Mudane Axmed Cali Daahir inuu noqda Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Digreetadaas oo sidan u qorneyd : Xeer Madaxweyne Magcaabis Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya markii uu arkay qodobka 87-aad XC, qodobka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-43K","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15608"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15608"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15608\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}