{"id":15417,"date":"2014-07-14T14:04:48","date_gmt":"2014-07-14T14:04:48","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15417"},"modified":"2014-07-14T14:04:48","modified_gmt":"2014-07-14T14:04:48","slug":"gudoomiyaha-maxkamada-sare-avv-ceydiid-ilka-xanaf-oo-sheegey-in-amisom-ey-diidey-in-ey-ilaaliso-xarumaha-garsoorka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/07\/14\/gudoomiyaha-maxkamada-sare-avv-ceydiid-ilka-xanaf-oo-sheegey-in-amisom-ey-diidey-in-ey-ilaaliso-xarumaha-garsoorka\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Avv Ceydiid Ilka Xanaf Oo Sheegey In Amisom ey Diidey in ey Ilaaliso Xarumaha Garsoorka"},"content":{"rendered":"

\"ilka-xanaf\"<\/a>Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C\/llaahi Ilka Xanaf oo ka hadlay amniga garsoorayaasha dalka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay diideen inay ilaaliyaan xarumaha hay\u2019adaha garsoorka dalka ay xilligaan ku shaqeeyaan, isagoo intaas ku daray in AMISOM ay howsheedii qayb ka mid ah dayacday.<\/p>\n

Avv. Ilko-xanaf ayaa xusay in ilaalo la\u2019aanta ay keentay in lagu dilo Muqdisho garsoorayaal badan, isagoo intaas ku daray in xarunta ugu weyn ee garsoorku ku shaqeeyo ay ilaaliyaan ciidammo Soomaali ah.<\/p>\n

Sidoo kale, guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa sheegay in marka u doonayo in uu howl ama shir qabsado uu meelo kale ku qabsado nabadgalyo la’aan awgeed. wuxuuna intaas ku daray inaanu jirin hal garsoore oo ilaalo haysta, taasoo ah midda keentay in dadka howlaha garsoorka ka shaqeeya la laayo.<\/p>\n

Mar uu ka hadlayay dacwooyinka la xiriira dadka loo haysto inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayuu sheegay inay amni la\u2019aan awgeed ay u qaadi waayeen cadwooyinkaas oo kale, balse ay qaaddo maxkamadda ciidamada qalabka sida.<\/p>\n

Isagoo hadalka sii wata ayuu sheegay in garsoorayaashu ay guryahooda sida shacabka oo kale u aadaan ayna kasoo shaqo tagaan iyagoo aan haysan wax ilaalo ah, taasoo uu xusay in dadaal badan ay ku bixiyeen sidii wax looga bedeli lahaa, balse aysan weli ku guuleysan.<\/p>\n

 
\nDaafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C\/llaahi Ilka Xanaf oo ka hadlay amniga garsoorayaasha dalka ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay diideen inay ilaaliyaan xarumaha hay\u2019adaha garsoorka dalka ay xilligaan ku shaqeeyaan, isagoo intaas ku daray in AMISOM ay howsheedii qayb ka mid ah dayacday. Avv. Ilko-xanaf ayaa xusay in ilaalo la\u2019aanta ay keentay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-40F","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15417"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15417"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15417\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}