{"id":15118,"date":"2014-06-28T16:42:24","date_gmt":"2014-06-28T16:42:24","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15118"},"modified":"2014-06-28T16:42:24","modified_gmt":"2014-06-28T16:42:24","slug":"waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/06\/28\/waa-maxay-sababta-dadka-koonfur-galbeed-aysan-gobolka-banaadir-waxbo-ugu-laheen-iyo-sababa-beesha-hagab-gidir-ay-shabeelaha-hoose-xoog-ku-qabsatay\/","title":{"rendered":"Waa Maxay Sababta Dadka Koonfur Galbeed Aysan Gobolka Banaadir Waxbo Ugu Laheen Iyo Sababa Beesha Hagab Gidir Ay Shabeelaha Hoose Xoog Ku Qabsatay?"},"content":{"rendered":"

\"maqal\"<\/a>Dadka reer Koonfur Galbeed oo Muqdishu degan oo ugu yaraan tiro ahaan waxaa lagu qiyaasa 35%. Haddana waxaa wax lala yaabo ah, in aysan ka tirsaneen dhamaan maamulada degmooyinka gobolka Banaadir Goobaha caanka ah, ee lagu garto ee gobolka banaadir waxaa ka mid ah, Buulo Eelay, oo ah degmo ay aas aaseen dadka koonfurgalbeed.<\/p>\n

Waxaase la sii yaab leh, in uusan jirin qof Masuul ah, oo ka soo jeeda koonfur galbeed oo arintaas ka hadlay ama weligiis u ololeeyo.<\/p>\n

Hadaba, Waa maxay sababta Qabaa\u2019ilka qaar ee Beesha Hawiye, gaar ahaan Habargidir, oo xataaa Muqdishu xoog ku timid, lana garanayo taariikhda Muqdishu, in maanta ay leedahay in Shabeelaha Hoose Ayaan wax ku leeyahay!<\/p>\n

Arintaaan waa arin dulmi weyn oo aan geed looga soo gaban. Waa arin caruur iyo caroolaha ku nool Shabeelaha Hoose aan laga dhaadhicin karin. Markaa Beesha Habargidir, oradkii ay ka soo qaaday Galdaduuud, ayey rabtaaa in ay Shabeelaha Hoose ay ku qabsato taas wax suurto gal ah ma ahan!<\/p>\n

Shabeelaha Hoose ummadda degta nooc kasto oo Somali ay ka tahay, waa la garanayaa, ee arinta ha loo daayo dadka u dhashay gobolka. Markaa waxaan leeyahay reer koonfur galbeed, waad horudaan, ee hurddada ka kaca, xaqiina Muqdishu iyo gobolka Banaadir raadsada, runta u sheega Beesha Habargidir, iyo dadka kale ee dulmiga wada. Tan kale, waxaan idinku baaqaa in Khilaafka dhinaca siyaasadda in la yareeyo.<\/p>\n

 <\/p>\n

Abdi Sheeq<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dadka reer Koonfur Galbeed oo Muqdishu degan oo ugu yaraan tiro ahaan waxaa lagu qiyaasa 35%. Haddana waxaa wax lala yaabo ah, in aysan ka tirsaneen dhamaan maamulada degmooyinka gobolka Banaadir Goobaha caanka ah, ee lagu garto ee gobolka banaadir waxaa ka mid ah, Buulo Eelay, oo ah degmo ay aas aaseen dadka koonfurgalbeed. Waxaase […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3VQ","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15118"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15118"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15118\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}