{"id":15115,"date":"2014-06-28T14:29:22","date_gmt":"2014-06-28T14:29:22","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=15115"},"modified":"2014-06-28T14:29:22","modified_gmt":"2014-06-28T14:29:22","slug":"banaanbax-aad-u-balaaran-oo-looga-soo-horjeedo-dowlada-federlaka-oo-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/06\/28\/banaanbax-aad-u-balaaran-oo-looga-soo-horjeedo-dowlada-federlaka-oo-maanta-ka-dhacay-magalada-baydhaba\/","title":{"rendered":"Banaanbax Aad U balaaran oo looga Soo Horjeedo Dowlada Federlaka oo Maanta Ka Dhacay Magalada baydhaba"},"content":{"rendered":"

\"banabax\"<\/a>Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa ka socda bannaan-baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo heshiiskii lagu saxiixay magaalada Muqdisho toddobaadkii lasoo dhaafay.<\/p>\n

Heshiiskan oo ay saxiixeen, C\/fataax Geeseey iyo Maxamed Mad-deer ayay ku sheegeen madaxda dowladda Soomaaliya inuu yahay mid lagu heshiisiinayay maamullada Koonfur-galbeed ee saddexda iyo lixda gobol.<\/p>\n

Bannaanbaxa ayaa lagu cambaareeyay mas\u2019uuliyiinta ugu sarreeya dowladda federaalka Somalia iyo beesha calaamka, iyadoo dibadbaxa ay ka qayb-galeen ganacsatada, aqoon-yahannada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n

Madaxweynaha maamulka lixda gobol, Madoobe Nuunow Maxamed oo dibadbaxa ka hadlay ayaa shacabka ku boorriyay in la difaaco lixda gobal, bannaan-baxana lasoo gaba-gabeyn doono maalinta berri ah.<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa ka socda bannaan-baxyo waaweyn oo looga soo horjeedo heshiiskii lagu saxiixay magaalada Muqdisho toddobaadkii lasoo dhaafay. Heshiiskan oo ay saxiixeen, C\/fataax Geeseey iyo Maxamed Mad-deer ayay ku sheegeen madaxda dowladda Soomaaliya inuu yahay mid lagu heshiisiinayay maamullada Koonfur-galbeed ee saddexda iyo lixda gobol. Bannaanbaxa ayaa lagu cambaareeyay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3VN","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15115"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=15115"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/15115\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=15115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=15115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=15115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}