{"id":13766,"date":"2014-04-22T14:57:55","date_gmt":"2014-04-22T14:57:55","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13766"},"modified":"2014-04-22T14:57:55","modified_gmt":"2014-04-22T14:57:55","slug":"golaha-wasiirada-oo-maanta-ka-doodey-maamul-u-sameynta-gobolada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/22\/golaha-wasiirada-oo-maanta-ka-doodey-maamul-u-sameynta-gobolada-dalka\/","title":{"rendered":"Golaha wasiirada oo maanta ka doodey maamul u sameynta gobolada dalka"},"content":{"rendered":"

\"golaha\"<\/a>Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, C\/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirrada xukuumadda ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n

Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobollada, gaar ahaan deegaannada laga saaray Al-shabaab.<\/p>\n

Golaha ayaa isku raacay in dhismaha maamulada gobolladu ay noqdaan kuwo laga qayb-geliyo dadweynaha, waxayna tallaabadaasi noqonaysaa mid isku soo dhaweysa shacabka iyo dowladda.<\/p>\n

Ra\u2019iisul wasaaraha oo shirka ka hadlayey wuxuu yiri: \u201cDowladda Somalia waxaa ka go\u2019an samaynta maamulada gobollada dalka, iyadoo loo marayo si waafqasan dastuurka.\u201d<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, C\/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay golaha wasiirrada xukuumadda ka yeeshay samaynta maamul goboleedyada dalka. Golaha ayaa dood dheer ka yeeshay muhiimadda ay leedahay in si waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka loo sameeyo maamulada gobollada, gaar ahaan deegaannada laga saaray Al-shabaab. Golaha ayaa isku raacay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3A2","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13766"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13766"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13766\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}