{"id":13761,"date":"2014-04-22T13:38:42","date_gmt":"2014-04-22T13:38:42","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13761"},"modified":"2014-04-22T13:38:42","modified_gmt":"2014-04-22T13:38:42","slug":"xildhibaan-ccasiis-isaaq-mursal-oo-maanta-lagu-diley-degmada-dharkanleey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/22\/xildhibaan-ccasiis-isaaq-mursal-oo-maanta-lagu-diley-degmada-dharkanleey\/","title":{"rendered":"Xildhibaan C\/casiis Isaaq Mursal oo maanta lagu diley degmada dharkanleey"},"content":{"rendered":"

\"dil\"<\/a>Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray C\/casiis Isaaq Mursal ayaa saakay lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.<\/p>\n

Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xildhibaanka ku dilay meel u dhow gurigiisa.<\/p>\n

Dad goobjoogeyaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in ay baxsadeen raggii dilka geystay.<\/p>\n

Si kastaba arintu ha ahaatee nabad gelyo xumada magalada muqdisho ayaa beryahan sii badaney maadaama 24 saac ee lasoo dhaafey lagu diley labo xildhibaan.<\/p>\n

 
\nDaafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray C\/casiis Isaaq Mursal ayaa saakay lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Rag ku hubeysan bistoolado ayaa xildhibaanka ku dilay meel u dhow gurigiisa. Dad goobjoogeyaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in ay baxsadeen raggii dilka geystay. Si kastaba arintu ha ahaatee nabad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3zX","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13761"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13761"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13761\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}