{"id":13740,"date":"2014-04-21T18:44:20","date_gmt":"2014-04-21T18:44:20","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13740"},"modified":"2014-04-21T18:44:20","modified_gmt":"2014-04-21T18:44:20","slug":"daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/21\/daawo-jaaliyada-somaliyeed-ee-ku-nool-dalka-canada-oo-xaley-baroordiiq-u-sameeyey-odayaashii-lagu-xasuuqey-degmada-buur-hakaba\/","title":{"rendered":"Daawo:- Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada oo xalay baroordiiq u sameysay odayaashii lagu xasuuqay deegaan hoostaga degmada Buurhakaba"},"content":{"rendered":"

\"geytano\"<\/a>Waxaa xaley magalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtey baroordiid loogu tala galaey odayaashii sida xaqdarada loogu laayey meel aan sidaa uga fogeyn degmada buurhakaba.<\/p>\n

Waxaa halkaasi dhaliilo badan looga soo jeedayey dowlada federalka somaliya oo aan ilaa iyo hada waxba ka qaban dadkii dembigaasi geystey, Odayaashii meesha ka hadley ayaa sheegey in dilkaasi eysan geysan kooxda alshabab oo ey markii hore dowlada ku eedeysey.<\/p>\n

Odayaasha ayaa ka dhawaajiyey in dilka uu salka ku hayo dagaaladii ka socdey deegaanka number 50 ee gobolka shabeelaha hoose halkaasoo ey berhii dambaba ey u hanqal taagayeen kooxo kasoo hayaamey gobolada dhexe ee dalka somaliya.<\/p>\n