{"id":13661,"date":"2014-04-17T16:33:05","date_gmt":"2014-04-17T16:33:05","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13661"},"modified":"2014-04-17T16:33:05","modified_gmt":"2014-04-17T16:33:05","slug":"daawo-sawirada-buri-hamza-oo-ku-soo-dhaweeyay-muqdisho-muwaadiyiin-somali-ah-oo-laga-soo-tarxiiley-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/17\/daawo-sawirada-buri-hamza-oo-ku-soo-dhaweeyay-muqdisho-muwaadiyiin-somali-ah-oo-laga-soo-tarxiiley-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Daawo Sawirada:- Buri\u2019 Hamza oo ku soo dhaweeyay Muqdisho muwaadiyiin somali ah oo laga soo tarxiiley dalka kenya"},"content":{"rendered":"

\"buri<\/a>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Buri Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhaweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo doorbiday in dalkooda hooyo dib loogu celiyo.<\/p>\n

Muwaadiniintani ayaa safarkoodii ku wehliyay Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya ambassador Mohamed Ali Nur.<\/p>\n

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu talagashay dadkaasi inay u fududeyso tasiilaadka safarka iyo sahayda ay ku gaari lahaayeen deegaanada ka fog fog caasimadda dalka , si ay ugu biiraan qoysaskooda , iyadoo\u00a0 si KMG ah loo dejiyo hoteello ku yaala Muqdisho si ay nasiino u helaan .<\/p>\n

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Buri\u2019 Mohamed Hamza ayaa muujiyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay u diyaar tahay la tacaalidda xaalad waliba oo la soo gudboonaata muwaadinka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga ay kaalin muuqata oo firfircoon ay ku leedahay u adeegidda muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa.<\/p>\n

\"kenya1\"<\/a><\/p>\n

\"kenya2\"<\/a><\/p>\n

\"buri<\/a><\/p>\n

\"kenya3\"<\/a><\/p>\n

\"kenya4\"<\/a><\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Buri Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhaweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo doorbiday in dalkooda hooyo dib loogu celiyo. Muwaadiniintani ayaa safarkoodii ku wehliyay Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya ambassador Mohamed Ali Nur. Dowladda Federaalka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3yl","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13661"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13661"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13661\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}