{"id":13605,"date":"2014-04-15T12:41:33","date_gmt":"2014-04-15T12:41:33","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13605"},"modified":"2014-04-15T12:41:33","modified_gmt":"2014-04-15T12:41:33","slug":"dhegayso-degmada-xamar-weyne-oo-isbaaradii-gudoomiye-gardhuub-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/15\/dhegayso-degmada-xamar-weyne-oo-isbaaradii-gudoomiye-gardhuub-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Degmada Xamar Weyne oo Isbaaradii Gudoomiye Gardhuub laga qaaday."},"content":{"rendered":"

\"carab\"<\/a>Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir ayaa maanta waxaa la filayaa inuu si rasmi xilka ula wareego kadib kolkii maalin-nimadii shalay xilkaasi loogu magacaabay wareegto ay soo wada Saxiixeen Madacweyne Xasan Shiikh,Wasiirka Arimaha Gudaha Goodax iyo Moon-Gaab gudoomiyaha gobolka Banaadir.<\/p>\n

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir Gudoomiyaha cusub ayaa xilka kala wareegaya Gudoomiyihii hore C\/llaahi Sahal Gardhuub oo isaga tan iyo burburkii dowladii dhexe si Isbaara ah ku haystay degmada Xamarweyne.
\nTalaabadan degmada Xamarweyne looga qaaday Isbaaradii Gerdhuub ee lagu magacaabay Cabdulqaadir Carab ayaa waxay noqonaysaa baal cusub oo u furay beelaha Banaadiriga, maadaama aanay horay u dhicin in muddo ah in degmadaas uu xilkeeda qabto nin ka soo jeeda beelaha deegaanka ee reer Banaadir.
\nMagacaabista Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir waxaa aad u soo dhoweeyay qaybaha kala gedisan ee reer Banaadir gaar ahaa gudoomiyaha ururka dhalinyarada midowga Banaadiri<\/p>\n

Waa kan Gudoomiyaha Dhilinyarada Midowday ee reer Banaadir Luqmaan Cali MacoowUnknown Album<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir ayaa maanta waxaa la filayaa inuu si rasmi xilka ula wareego kadib kolkii maalin-nimadii shalay xilkaasi loogu magacaabay wareegto ay soo wada Saxiixeen Madacweyne Xasan Shiikh,Wasiirka Arimaha Gudaha Goodax iyo Moon-Gaab gudoomiyaha gobolka Banaadir. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir Gudoomiyaha cusub ayaa xilka kala wareegaya Gudoomiyihii hore C\/llaahi […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3xr","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13605"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13605"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13605\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}