{"id":13570,"date":"2014-04-12T12:36:59","date_gmt":"2014-04-12T12:36:59","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13570"},"modified":"2014-04-12T12:36:59","modified_gmt":"2014-04-12T12:36:59","slug":"safiirka-somalida-u-fadhiya-dalka-kenya-cali-maxamed-oo-maanta-booqdey-somalida-ku-dhibaateysan-garoonka-kasaraani","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/12\/safiirka-somalida-u-fadhiya-dalka-kenya-cali-maxamed-oo-maanta-booqdey-somalida-ku-dhibaateysan-garoonka-kasaraani\/","title":{"rendered":"Safiirka somalida u fadhiya dalka kenya Cali Maxamed oo maanta booqdey somalida ku dhibaateysan garoonka kasaraani"},"content":{"rendered":"

\"cali<\/a>Ambasador Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa maanta soomaalida ku xirxiran garoonka kubadda cagta ee Kasaraani ee ku yaalo magaalada Nairobi halkaasi ku booqdey.<\/p>\n

Booqashada uu safiirka ku tegey garoonka Kasaraani ayaa waxa ay ahayd u kuur galidda xaalada ay ku suganyihiin dadka soomaaliyeed ee boqolaalka gaaray oo ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ay ku qabteen howlgaladii labadii todobaad ee ugu danbeeyay ee ay ka wadeen xaafada ay soomaalidu ku badantahay ee Islii.<\/p>\n

Dadka Soomaaliyeed ee ku xirxiran garoonka Kasaraani ayaa waxa ay ka cabanayaan cunto la,aan ,nadaafad daro iyo in aysan helin meel ay ka galaan roobka ay qabowga xiliga habeenkii ah ka jira magaalada Nairobi.<\/p>\n

Qaar ka mid ah haweenka ku xira garoonka ayaa sheegay in loo diiday in ay arkaan oo ay nuujiyaan caruurta oo looga so tegay guryaha halka kuwa kalana ay sheegeen in aysan meel ku ogeyn caruurtii oo laga soo waday iyaga oo iskuulo ku maqan.<\/p>\n

Dadka Soomaaliyeed ee ku xirxiran garoonka Kasaraani ayaa waxa ay haystaan waraaqaha qaxootiga oo ay bixiso hay\u2019adda qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya ee UNHCR iyo hay\u2019adda dowlada Kenya u qaabilsan diiwaan galinta qaxootiga ee loo yaqaano DRA.<\/p>\n

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa u sheegay dadka xirxiran in la sii deyn doono dadka wata waraaqaha ay bixisay UNHCR iyo hay\u2019adda DRA.<\/p>\n

Ambassador Cali Ameriko ayaa ugu baaqay hay\u2019adda UNHCR in ay timaado garoonka oo ay xaqiijiso dadka heysto waraaqaha Mandate-ka oo ay bixisay.
\nDaafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ambasador Maxamed Cali Nuur (Americo) ayaa maanta soomaalida ku xirxiran garoonka kubadda cagta ee Kasaraani ee ku yaalo magaalada Nairobi halkaasi ku booqdey. Booqashada uu safiirka ku tegey garoonka Kasaraani ayaa waxa ay ahayd u kuur galidda xaalada ay ku suganyihiin dadka soomaaliyeed ee boqolaalka gaaray oo ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ay ku qabteen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3wS","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13570"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13570"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13570\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}