{"id":13554,"date":"2014-04-11T11:10:21","date_gmt":"2014-04-11T11:10:21","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13554"},"modified":"2014-04-11T11:10:21","modified_gmt":"2014-04-11T11:10:21","slug":"ciidamada-dowlada-iyo-kuwa-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalamey-degmada-ceel-buur","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/11\/ciidamada-dowlada-iyo-kuwa-alshabab-oo-xaley-ku-dagaalamey-degmada-ceel-buur\/","title":{"rendered":"Ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabab oo xaley ku dagaalamey Degmada Ceel buur"},"content":{"rendered":"

\"dagaal81\"<\/a>Taliyaha ciidanka degmada Ceelbuur, gaashaanle Maxamed Kaahiye Carraale ayaa sheegay in 15 qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen, 28 kalena ay ku dhaawaceen dagaal xalay iyo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanno ku yaalla gobolka Galgaduud.<\/p>\n

Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo ay weheliyeen kuwa AMISOM iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaannada Dab-qurun, Ceel-gorof iyo Dac oo u dhaxeeya degmada Ceelbuur iyo deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n

Dadka deegaannadaas ayaa sheegay in ay jirto khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac kala gaartay. Laakiin taliyaha wuxuu beeniyay inay jirto khasaaro dhankooda gaartay.
\nDaafeet.Com<\/p>\n

\u00a0<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Taliyaha ciidanka degmada Ceelbuur, gaashaanle Maxamed Kaahiye Carraale ayaa sheegay in 15 qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen, 28 kalena ay ku dhaawaceen dagaal xalay iyo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanno ku yaalla gobolka Galgaduud. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo ay weheliyeen kuwa AMISOM iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3wC","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13554"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13554"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13554\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}