{"id":13546,"date":"2014-04-11T10:45:08","date_gmt":"2014-04-11T10:45:08","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13546"},"modified":"2014-04-11T10:45:08","modified_gmt":"2014-04-11T10:45:08","slug":"waxaad-tiri-qabiilkeyga-iyo-madhabteyda-ma-aha-ee-aan-dhaco-kufsado-dilo-ama-soomaaliya-ka-qixiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/11\/waxaad-tiri-qabiilkeyga-iyo-madhabteyda-ma-aha-ee-aan-dhaco-kufsado-dilo-ama-soomaaliya-ka-qixiyo\/","title":{"rendered":"Waxaad tiri \u201cqabiilkeyga iyo madhabteyda ma aha ee aan dhaco, kufsado, dilo ama Soomaaliya ka qixiyo\u201d"},"content":{"rendered":"

\"keny\"<\/a>Maanta ma kaa dahsoon tahay oraahdii af maay-maay aheyd ee \u201c Isma hurtoy iniis halaytoy!\u201d\u00a0Waa hubaal inuusan eyga Kenyaatiga ah ama askariga Kenyaatiga ah ee baad iyo kufsi doonka ah uusan Soomaalida qabiil iyo madhab ugu kala arxameynin.<\/p>\n

Sababtaada waxa ay ahaataba, maqaamkaaga waxa uu yahayba, kaagan Soomaalida 25 sano Soomaaliya ka qixinayow, ma aragtay sawiradan Ganaane News Online laga soo xigtay?
\n
\"kenya\"<\/a>
\nSow dadkan sida xoolaha loola dhaqmaayo kuma jiraan hooyadaa, aabahaa, sodogaa, sodohdaa, walaalkaa, walaashaa, xaaskaaga, seygaaga,dumaashidaa, seedigaa, ilmahaaga, jiiraankaaga, asaxaabtaada, macalinkaaga, ganacsadahaaga, askarigaaga, dumaashigaa, abtigaa, adeerkaa, eedadaa, habar-yartaa, aysankaa, odeygaaga dhaqan, wadaadkaaga, ardaygaaga, awowgaa, ayeeyada iyo in ka sii badan oo gacalkaaga ah? Falxumadii Sacuudi Carabiyana horaad u soo arragtay.<\/p>\n

Iyada oo ay sidan tahay baad hadana gudaha Soomaaliya Kenya ku soo hogaamineysaa oo aad Soomaaligii aan weli qixin soo qixid ku sababeysaa?
\nAdna goormaa gudaha Soomaaliya lagugu bahdili doonaa mise horaybaa lagugu soo taliyey oo gumeysigaad ab ka ab u sanduleysneyd oo Soomaalida Soomaliya baad halaag kale u sii horseedeysaa? Sow lama gaarin goortii aad isqaban laheyd?<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

A Bulle, Msc, Maisodias@hotmail.com<\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Maanta ma kaa dahsoon tahay oraahdii af maay-maay aheyd ee \u201c Isma hurtoy iniis halaytoy!\u201d\u00a0Waa hubaal inuusan eyga Kenyaatiga ah ama askariga Kenyaatiga ah ee baad iyo kufsi doonka ah uusan Soomaalida qabiil iyo madhab ugu kala arxameynin. Sababtaada waxa ay ahaataba, maqaamkaaga waxa uu yahayba, kaagan Soomaalida 25 sano Soomaaliya ka qixinayow, ma aragtay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3wu","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13546"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13546"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13546\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}