{"id":13494,"date":"2014-04-07T21:10:40","date_gmt":"2014-04-07T21:10:40","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13494"},"modified":"2014-04-07T21:10:40","modified_gmt":"2014-04-07T21:10:40","slug":"dhegayso-xildhibaanad-sareedo-oo-sheegtay-inay-wasiirada-hawiye-ayan-ka-sarayn-kuwa-beelaha-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/04\/07\/dhegayso-xildhibaanad-sareedo-oo-sheegtay-inay-wasiirada-hawiye-ayan-ka-sarayn-kuwa-beelaha-kale\/","title":{"rendered":"Dhegayso..Xildhibaanad Sareedo oo sheegtay inay Wasiirada Hawiye ayan ka sarayn kuwa beelaha kale"},"content":{"rendered":"

\"sareeo\"<\/a>Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Qawmiyada Digil iyo Mirifle ayaa waxay maanta Baarlamaanka hortiisa kaga dhawaaqday in Wasiirada Hawiye aanay ka weyneyn sharciga isla markaana ay la mid yihiin wasiirada beelaha kale ee Soomaaliyeed loona baahan yahay Baarlamaanku inuu la xisaabtamo kii qab Qabiil isbidaana ay halkiisa xilka kaga xayuubiyaan.<\/p>\n

Hadalkan\u00a0Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla ayaa waxa uu imaanayaa xili Wasiirada Hawiye ay caada ka dhigteen ku tumashada Sharciga dalka ee ay ummaddu wada dhigatay sidoo kalena ay wasiirada beelaha Hawiye ay dhegaha ka furaystaan codsiyo ay Baarlamaanku u jeediyaan inay ku horyimaadaan waxaana ugu danbaysay wasiirada Arimaha gudaha iyo kan Amniga oo labaduba Hawiye ah.<\/p>\n

Halkan ka dhegayso.Unknown Album<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Qawmiyada Digil iyo Mirifle ayaa waxay maanta Baarlamaanka hortiisa kaga dhawaaqday in Wasiirada Hawiye aanay ka weyneyn sharciga isla markaana ay la mid yihiin wasiirada beelaha kale ee Soomaaliyeed loona baahan yahay Baarlamaanku inuu la xisaabtamo kii qab Qabiil […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3vE","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13494"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13494\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}