{"id":13278,"date":"2014-03-31T13:18:59","date_gmt":"2014-03-31T13:18:59","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=13278"},"modified":"2014-03-31T13:18:59","modified_gmt":"2014-03-31T13:18:59","slug":"gudoomiyaha-barlamaanka-oo-maanta-kula-la-qaatey-madaxweynaha-kgalbeed-mudane-madoobe-nuunow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/03\/31\/gudoomiyaha-barlamaanka-oo-maanta-kula-la-qaatey-madaxweynaha-kgalbeed-mudane-madoobe-nuunow\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha barlamaanka oo maanta kula la qaatey Madaxweynaha k\/galbeed Mudane Madoobe Nuunow"},"content":{"rendered":"

\"jawari\"<\/a>Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa aroortii hore ee saaka kulan la qatey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Gollaha Guurtida.<\/p>\n

Kulanka dhexmaray Gudoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Madoobe ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n

Gudoomiye Jawaari ayaa si celcelis ah uga codsaday Madaxweyne Madoobe Nuunow iyo Gollaha Guurtida inay la kulmaan Madaxweynaha ayna u sheegaan waxa ay qabaan.<\/p>\n

Madaxweyne Madoobe Nuunow ayaa diiday inuu kamid noqdo mas\u2019uuliyiinta la kulmaya Xasan Sheekh wuxuuna u diray 30.<\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa aroortii hore ee saaka kulan la qatey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Gollaha Guurtida. Kulanka dhexmaray Gudoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Madoobe ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii ay ula kulmi lahaayeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Gudoomiye Jawaari ayaa si celcelis ah uga codsaday […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-3sa","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13278"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13278"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13278\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}