{"id":10715,"date":"2013-11-29T22:14:22","date_gmt":"2013-11-29T22:14:22","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=10715"},"modified":"2013-11-29T22:14:22","modified_gmt":"2013-11-29T22:14:22","slug":"dhegeyso-suldaan-warsame-oo-ka-jawaabey-hadal-dhawaan-kasoo-yeerey-qaar-ka-tirsa-caadaqaatayaasha-beelaha-digil-ee-ku-sugan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/11\/29\/dhegeyso-suldaan-warsame-oo-ka-jawaabey-hadal-dhawaan-kasoo-yeerey-qaar-ka-tirsa-caadaqaatayaasha-beelaha-digil-ee-ku-sugan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dhegeyso: Suldaan warsame oo ka jawaabey hadal dhawaan kasoo yeerey qaar ka tirsa caadaqaatayaasha Beelaha Digil ee ku sugan Muqdisho"},"content":{"rendered":"

\"warsamee\"<\/a>Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa si cad uga hor yimid hadal dhawan kasoo yeerey gudppmiyaha gobolka shabeelaha hoose iyo calooshood u shaqeystayaal digil ah oo dhawaan qaadacay shirka maamul u sameyn koonfur galbeed somaliya.<\/p>\n

Suldaan ayaa intaa ku darey in muqadas ey tahay wada socodka digil iyo mirifle marnabana aan la aqbali doonin kooxaha uu ugu yeerey iney yihiin Call Box oo markii la doono in lagu dhibaateeyo shacabka digil lacagta lagu soo shubto.<\/p>\n

Suldaanka ayaa intaa raaciyey in dhamaan odayaasha digil ay raali ka yihiin shirka ka socda magalad baydhaba intooda badan ey ku maqan yihiin inta harteyna ey tegi doonaan isbuuca soo socda.<\/p>\n

 <\/p>\n

wareysi suldaan warsame 2<\/a><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada<\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

wareysi suldaan warsame 2 Mobil<\/a><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

Daafeet.Com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ahna Gudoomiyaha Malaaqyada Digil I Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim ayaa si cad uga hor yimid hadal dhawan kasoo yeerey gudppmiyaha gobolka shabeelaha hoose iyo calooshood u shaqeystayaal digil ah oo dhawaan qaadacay shirka maamul u sameyn koonfur galbeed somaliya. Suldaan ayaa intaa ku darey in muqadas ey tahay wada socodka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-2MP","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10715"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10715"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10715\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}