Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Xildhibaan Madeer"Shabaab si xor ah ayay Xamar ugu xaragoodaan"

          Xildhibaan Sheekh Aadan Madeer oo ka mid ah Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ayaa si kulul waxa uu u canbaareeyay laamaha Aminga dowlada iyo weliba...

Cismaan Caato oo Muqdisho ku Geeriyooday

                  Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in uu maanta geeriyooday Cusman Xasan Cali oo loo yaqaano Cismaan Caato kadib kolkii uu...

Dhegayso…Warka Wadajirradio Atlanta

          ---Shirkii Hogaamiyaasha wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo lasoo gabagabeeyay magaalada Kampala, iyo ciidamo isku dhaf ah oo la gaynayo kismaayo. ---Qaraxyo caawa laga maqlayo...

Xogta Dhabta Ah:-Wasiirka Gaashaandhiga Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku been abuurtay Dadkiisa iyo Dalkiisa.

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdixakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo Baarlamaanka Soomaaliya Su’aalo ka weydiiyeen Isbaarooyinka tira dhaafka noqday ee daadsan gudaha gobolka Shabeelaha hoose...

Qiilka Habargidir"Ma ku qabso ku qadi maysid Shabeelaha Hoose Baa?".

Waxaan war badan iyo sheeg-sheegis midna u baahnayn deegaan ahaan halka ay beesha Habargidir ka degto dhulka  Soomaalidu degto ee bariga Afrika oo runtii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img