Video

Daawo Xildhibaan Mina Xasan oo Gudiga Doorashooyinka Uga Mahadcelisay Howsha ay soo Qabteen

Xildhibaan Mina Xasan Shibis oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa gudiga doorashooyinka waxaa ay uga mahadcelisay howsha baaxada leh ee ay soo...

Daawo Dr Sheikh Nuur Abukar oo Ka Laabtey Mowqifkiisii hore taageerayna Maamulka Cabdicasiis Lafta Gareen

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo an la yeelaney Dr Sheikh Nuur Abukar Qasin ayuu ku cadeeyey in uu taageersan yahay maamulka konfur galbeedd ee...

Wax ka ogow sababta keentey in Cabdicasiis Laftageen dib usoo celiyo arin dhamaatey

Cabdicasiis lafta gareen ayaa habeenkii ay ku beegneyd sanad guuradiisa koowaad waxaa uu dib usoo celiyey arin kol hore dhamaatey oo aheyd dhacdadadii sida...

Daawo Wariye Aadan Ingiriis oo Wareysi aad u Xiiso Badan La Yeeshay Malaaq Kaskeey

Wariye Adan Ingiriis ayaa habeenkii xalay wareysi aad u xiiso badan la yeeshay Malaaq Kaskeey oo ka mid ah malaaqyada koonfur galbeed. https://www.youtube.com/watch?v=u-BiX1WFMvk

Daawo Lashin Mukhtaar Cusmaan oo Ka Hadlay Qaabkii Lagu Soo Degay Deeganada k Galbeed

Lashin Mukhtaar Cusmaan Xeydar oo ka mid ah Lashimiinta beesha Geledi ayaa waxaa uu si buuxda uga hadlay tixdan qaabkii lagu soo degey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img