daafeet.com
Ciidamada dowlada oo fashiliyey weerar ay alshabab ka geysan rabtey deegaanka Baarsanguuni ee gobolka jubada hoose
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa fashiliyay weerar kooxda Al-shabaab ka geysan rabtay deegaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. War qoraal …