daafeet.com
Golaha wasiirada oo go,aan ku gaarey in mudo todobaad gudahooda lagu xero qunsuliyadaha itoobiyaanka ee ka furan Garoowe iyo Hargeysa
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amartay in la xiro isla markaana oggolaanshihii hawlgalka ay dalka uga furnaayeen kala noqotay qunsuliyadaha ay Dowladda Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Garoo…