daafeet.com
Ciidamada dowlada oo howlgalo ka bilaabay deegaano hoostaga gobolada shabelaha hoose iyo shabelaha dhexe
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Ciidanka Ilaalo qaran oo a…