daafeet.com
Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada xamar weyne
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday, labo qofna way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay maqaayadda Alhindi oo kutaala degmada Xamarweyne. War kasoo baxay ciidanka booliiska aya…