daafeet.com
Madaxweyne ku xigeenka maamulka jubaland oo kulamo la qaadanaya bulshada ku nool degmada luuq
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo maalmahaan ku sugnaa gobolka Gedo ayaa halkaasi ka wada kulamo muhiim ah. Mudan Maxamuud Siyaad ayaa waxa uu kulan la qaatay qeybah…