daafeet.com
Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka baay
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal xoogan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan gobolka Baay, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno kamid Ururka Al-Shabaab. Howl…