daafeet.com
Reysulwasaaraha oo maanta kulan la qaadan doona qaar ka mid ah madaxda dalka imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday waddanka isutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa la filayaa in uu Maanta halkaasi kula kulmo Madax katirsan Imaar…