daafeet.com
Danjire Taarzan iyo danjire H,E Mninwa oo ka wada hadley dilalka lagula koco somalida ku nool koonfur africa
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur ayaa qaabilay safiirka dalka Koofur Afrika u qaabilsan Soomaaliya H.E. Mninwa Johannes Mahlangu. Labada safiir ayaa ka wada had…