daafeet.com
Wefdi ka socda hay’adaha iom, un, ocha oo maanta gaaray magalada baraawe
Waxaa Maanta degmada Baraawe gaaray wafdi ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee taageerada siiya Soomaaliya. Xubnaha wafdiga oo ka kooban Hay’adaha kala ah IOM, UN OCHA iyo qaar kamid ah howl wad…