daafeet.com
Alshabab oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowlada ku lahayen degaanka sabiid iyo caanoole
Ciidamada dowlada iyo xubno ka tirsan alshabab ayaa ku dagaalamay deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa …