daafeet.com
Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo La Saftey Madaxweyne Farmaajo
Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( filish) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka Shaqeyn doono in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorasho …