daafeet.com
Dhegeyso Ugaaska Beesha Dabare oo Ka Hadley Xaqiiqada Dhabta ah ee Ka Jirta Degmada Diinsoor
Waraysi aan la yeelanay ugaaska beesha Dabare Ugaas Siidey X/Maxmed Nuur ayaa waxaa uu kaga hadley xaalada guud ee degmada diinsoor taasoo beryahan ay ka taagneyd qalalaaso u dhexeeya laba beelood.…