daafeet.com
Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika oo Sheegey In ay Wiiqdey Awoodii Alshabab
Kaaliyaha Xog-hayaha guud ee Booliska Bariga Afrika, Kale Kayihura ayaa xaqiijiyay in Uganda iyo Booliiska gobolka Bariga Afrika ay ku guuleysteen in ay jabiyaan Al-Shabaab, islamarkaana ay ka hort…