daafeet.com
Taliyaha Cusub ee Nabadsugida Xuseen Cusmaan Xuseen oo Maanta Xilka La Wareegay
Taliyihii dhawaan loo magacaabay Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa maanta xilka la wareegay, kaddib munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta NISA. C/qaadir Maxame…