daafeet.com
Gaashaanle sare CabdiNaasir Xoosh oo Lagu Xukumey Dil Toogasho
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun dil Toogasha ah ku xukuntay G/sare CabdiNaasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidamada Badda Soomaaliya. Waxaa lagu eedeeyay in uu dil bareer ah u geystay Taliye…