daafeet.com
Afhayeenka Wasaarada Amniga oo Sheegey In Gacanta Lagu Soo Dhigey Rag Shaley Askari Ku Diley Isgoyska Baar Ubax
Wasaaradda Amniga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay rag hubeysan oo Askari ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Federaalka duhurnimadii shalay ku dilay Isgoyska Baar-ubax …