War Deg Deg Ah Reysulwasaaraha Dalka Itoobiya oo Xilka Iska Casiley

0
78

Wara aynu ka heleyno magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu xilkii uu hayay iska casilay ra’iisal wasaarihii dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee Itoobiya ee EPRDF.

Iscasilaada ra’iisal waaaraha ayaa imaneysa iyadoo dalka uu ku jiro qalalaase siyaasadeed iyo kacdoon ay wadaan Qowmiyada Oromada.

Wixii soo kordhaa dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haduu ala idmo.