Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Dowlada Ku Dhaliiley Weerarada ay Ka Fuliso Gobolka Shabelaha Hoose

0
51

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu ka walaacsan yahay Howlgalada iyo weerarada ciidamada dowlada somaliya ay ka wadaan Degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxa uuna sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Ciidmada Dowlada ay dib uga soo laabtaan deegaanada Iyo dagmooyinka ay kala Wareegaan Al-Shabaab.

Xildhibaan-Dalxa

Halklan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan-Dalxa- mobil